Qodobbo Muhiim ah oo looga dooday shirkii golaha xukuumadda Dawladda Puntland
(April 7, 2016)
[nggallery id=1529]
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo caawa hoygiisa ku booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed.[Masawiro]
(April 7, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 7-April-2016-ka booqasho salaan ah kusoo booqday hoyga uu ka deggan yahay caasimadda Puntland ee Garoowe Islaan Ciise
Madaxweynaha: “Dowladda waxay muhimad gaar ah siinaysaa adeegyada bulshada oo caafimaadka uu ugu muhiimsan yahay
(April 7, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshada oo caafimaad
Nadwo diini ah oo Culimadu ku bayaaniyeen Manhajka saxda ah oo lagu qabtay Masjid Al-hudaa ee Garoowe.[Cod/Masawiro]
(April 7, 2016)
Garoowe:-Culimad Soomaaliyeed ee waaweyn ayaa xalay oo bishu ahayd 7/04/2016 waxay nadwo diini ah oo qimo gal ah ku qabteen Masjidka Al-huda ee magaalada Garowe waxaana Halkudhegu Ahaa [Bayaaninta xaa
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xidhay cutubyo ka tirsan ciidanka ilaalada Madaxtooyada.[Cod/Masawiro]
(April 7, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 7-April-2016-ka Xarunta Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Tababar ugu soo xidhay cutubyo ka tirsan ciidanka