Sh. Umal oo khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo.[Daawo Video]
(April 15, 2016)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo. Sheekha ayaa sheegay in diinta islaamka ay meel sare gaarsiisay in qofka muslimka ah uu ku
Nadwo cilmiyeedkii 14-aad oo gashay caawa Hbeenkii Labaad Masjidka Al-rowda Boosaaso.[Dhamaad]
(April 15, 2016)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa habeenkii Labaad waxayna si Live uga soctaa Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Nadwadan oo ahayd mid laga socday gud
Madaxweyne Gaas iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Itoobiya.[Dhagayso]
(April 15, 2016)
gaasGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta oo Jimce ah u dhoofay magaalada Addis Abba ee caasimada dalka Itoobiya isagoo a soo qayb geli doona
Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka Suudaan ka jeediyay Jaamacadda IUA ee Khartoum
(April 15, 2016)
Sudan:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya muddo dheer oo ay colaad ku jirtay kadib ay haatan hayso dhabbada dib u soo kabashada i
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-rowda ee Boosaaso ee magaalada Boosaaso Live Maqal iyo Muuqaal.[Dhamaad]
(April 15, 2016)
Boosaaso:-Waxaan dhawaan idinku duwi doonaa Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaso oo aan idinkaga soo tabin doono si live ah Maqal iyo Muuqaal ahkhudbada Jimacad oo dhawaan bilaaban doonto waxaa kale