magaalada Laascaanood laga Furay Xarun Caruurta lagu Madadaaliyo.[Masawiro]
(April 8, 2016)
Laascaanood:-magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa laga furtay Xaruntan oo lagu magacaabo 'Happy Park'si ay u noqoto xarun caruuta ay ku madadaalaystaan xilliyada ay ku daalaan waxb
Wasiir Farkeeti ayaa shirkii sanadlaha ahaa ee Wasiirada Maaliyadda ee Jaamacada Carabta uga qayb galay dalka Baxrayn.[Masawiro]
(April 8, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Wasiiradda Maaliyadda ee Jaacadda Carabta, Sh