Raisulwasaaraha DFS oo hambalyo u diray Madaxweynaha dalka Jabuuti
(April 9, 2016)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Djibouti, Mudane Ismaacii
Al-Shabaab oo shacab ku laayey Maqaayad ku taal degmada Shibis (Masawiro+Dhageyso)
(April 9, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saddex qof ay ku dhimatay qarax maanta duhurkii ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana qaraxa lala beegsaday Maqaayada Rajo oo ku d
Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u Dhoofay Muqdisho (Cod+Masawiro)
(April 9, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta 09, April 2016 u dhoofay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya, isagoo ka qayb geli doona shirka
Madaxweynaha DFS oo hambalyo u diray Madaxweynaha dalka Djibouti
(April 9, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay d
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh C/laahi Aadan Cali (Daawo)
(April 9, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana khudbada akhriyey Sheekh C/laahi Aadan Cali Sheekha ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadalay Dardaaran
Maxkamadda darajada koowaad oo dil ku fulisay ragii dilay wariye Hinda Xaaji
(April 9, 2016)
Muqdisho:- Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sido ee DFS ayaa saaka dil ku fulisay laba dhalinyaro oo lagu helay in ay ka dambeeyeen dilkii bishii December ee sanadkii hore loo geystay
Mu’assadda Al-Irshaad oo deeq raashin ah gaarsiisay deegaanka Jidhi.[Daawo Videoga]
(April 9, 2016)
London:-Mu'assadda Al Irshaad oo ah Hay'ad ka howl gasha dalka Ingriisa xarunteeduna tahay magaaalada London ee caasimada dalka Ingrisa ayaa Deeq raashin ah waxaa ay gaadhsiiyay dadka ay Abaaruhu ku S