Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Khudbad ka Jeediyay Television-ka Dawladda Puntland.[Daawo Video]
(April 5, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo ay taariikhdu tahay 05, April 2016 waxa uu si rasmi ah u booqday xarunta dhexe ee warbaahinta Dawladda Puntland
Xarunta Daryeelka ee Laascaanood Manhal Mental oo dib u habeyn lagu sameeyey.‏[Masawiro]
(April 5, 2016)
Laascaanood:-Dadka qaba xanuunka loo yaqaan dhimirka ama waalida ayaa la sheegayaa in sanadihii la soo dhaafay si weyn ugu soo badanayeen gudaha Soomaaliya, sababta keentey kor u kicidda cudurka dhimi
Dagaal ka soconaya Duleedka Degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe
(April 5, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal uu ka socdo duleedka degmada Aadan-yabaal  dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo kuwa
Xildhibaan Maxamed Cali Daahiy oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
(April 5, 2016)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu weeraray  degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho Xildhibaan ka tirsan golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo ka badbaday weerar la doonayo in l
Jubaland oo soo dhaweysay heshiiska Garoowe ku dhexmaray DFS iyo Puntland
(April 5, 2016)
[nggallery id=1522] A/cawaale Halgan.net
Siyaasi Cali Xaaji oo waraysi gaar ah uu siiyey Golaha 88 kaga hadlay hishiiska Puntland iyo DFS.[Dhagayso]
(April 5, 2016)
Nairobi:-Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland 2014 ayaa si adag uga horyimid heshiiska Garowe ku dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Puntland. Heshiiskaas oo ku sal