Sh Salmaan Al-Cowda oo socdaal Dacwo ku yimid magaalada Malmö ee dalka Sweden

April 29, 2016 - Written by Editor

salmanMalmo:-Sheekh Salmaan Bin Fahad Al-Cowada oo ka mid ah culumada dalka Sacuudiga siweyna looga yaqaan dunida Islaamka ayaa waxaa uu socdaal dacwo ku yimid magaalada madaxada 3aad ee dalka Sweden ee magaalada Malmö

Sheekh Salmaan Bin Fahad Al-Cowada ayaa waxaa uu khudbadii jimacaha ka jeediyey masaajidka weyn ee salsabiil waxaana dadweynihii soo camiray Masjidka ay si weyn u marxabeeyeen  waxaana uu Sheekh ka hadlay mawaadiic kala duwn oo ay ugu horeyso akhlaaqda

Sheekh Salmaan Bin Fahad Al-Cowada ayaa wuxuu muxaadaro ka jeedin doonaa Masjidka Salsabiil saacadu markay tahay 19:00.

Hoos ka Daawo Khudbadii maanta uu Sh Salmaan Bin Fahad ka jeediyey Masjidka Salsabiil.

Halgan.net
Malmo

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online