Xafladii xiritaanka Nadwadii 14aad iyo Muxaadaradii Sh Axmed Cabdisamed (Daawo)

April 21, 2016 - Written by Editor

DSC03152Waxaan idiin soo gudbineynaa Xafladii xiritaanka ee Nadwadii 14aad ee ka socotay Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

Ugu Horeyn waxaa Nadwada iyo sida loo ay u qabsoonay si faahfaahan u soo bandhigay Sh Xasan Cabdullahi Sheekh Xasan ,Waxaa sidoo kale Xafalada xiritaanka Nadwadii 14aad ka hadlay Isimo si weyn looga qadariyo deegaanada Puntland Isimo Ganacsato Iyo Mas’uuliyiin kaloo badan .

Intaas Kadib Waxaa Lagusoo dhaweeyay Cabdi Raxmaan Aw Ciise Oo Akhriyey Bayaankii laga soo saaray Nadwada .

Xafladda Xiritaanka Nadwadii 14aad Ee Kasocotay Masjidka Alrowda Bosaso (Daawo)

Musasat Al-Minhaaj faraca gobalka Bari
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online