Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(September 30, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Dhacdooyinkii ug

(September 29, 2016)
Boosaaso:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta ko Puntland oo ugu baaqay odayaal dhaqameedka Puntland in ay ka qayb qaataan doorashooyinka Dadban
(September 29, 2016)
Garoowe:-Dawladda Puntland oo ugu baaqay odayaal dhaqameedka Puntland ee ka qayb qaadanaya doorashooyinka dadban ee Soomaaliya in ay soo xulaan xildhibaano lagu aamini karo masiirka shacabka. Hoos

(September 29, 2016)
Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa’id oo Arbacadii qabtay, waxa uu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollad

(September 29, 2016)
Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado ka sheegay in weerarkii Mareykanku ka fuliyey gobolka Mudug ee lala beegsaday ciidankoodu uu khalad ahaa. Madaxweyne ku xigeeenka Galmudug Maxa

(September 28, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 September, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Mashruuca dhismaha Jaamacadda Maakhir Eng. Majdi Abu Rixaab iyo xubno ka

(September 28, 2016)
Leicester:-Jaalliyadda reer Puntland ee ku nool magaalada Leicester ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28/09/2016 waxay guddiga Dib u dhiska isbitaalka u gudbisay lacag gaaraysa $12000 (labo iyo toba Ra’iisul wasaaraha DFS oo ka biyo diiday go’aankii Guddiga Doorashada Dadban
(September 27, 2016)
Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hi

(September 27, 2016)
Boosaaso:-Wafdi ballaaran uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xaaji Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa galabta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Wafdiga Wasiir Xaaj

(September 27, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Talyaaniga
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|