Puntland oo dagaalka Gaalkacyo ku eedeysay Dowlada Federaalka Soomaaliya .
(October 11, 2016)
Gaalkacyo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Warsaxaafadeedka a Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda FAO Richard Trenched (Masawiro)
(October 10, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 10 October, 2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa hay’adda FAO ee Soomaaliya Richard Trenched iyo saraakiil ka ti Daawo Barnaamij Gaar ah oo laga diyaariyey Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo.
(October 10, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa si habsami leh u socda oo la bilaabay Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, Shacabka ku dhaqan gobalka Sanaag ayaa isha ku haya kana wardhowraya Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ce Berito oo ku beegan maalintii Al-shabaab ay dileen Sh Dr Axmed Xaji C/raxmaan Raximahulaah.[Daawo]
(October 10, 2016)
Boosaaso:-Maalinta berito ah ayaa waxaa ay ku beegan maalintii kooxda amniyadka Al-Shabaab ay dileen allaha u naxariistee Sh. Dr Axmed Xaji C/raxmaan Raximahulaah isaga oo sooman 10aadka 1433 xili u Madaxweynaha DFS oo bogaadiyay Maamul gobaleedyada soo xulay xubnaha Aqalka Sare
(October 9, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland, tallaabada ay ku so Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle oo lagu dhaariyey magaalada Jowhar
(October 9, 2016)
Jowhar:-War goor dhow naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in lagu dhaariyay Xildhibaanada uu yeelanayo Maamulka Hirshabeelle waxaana xaflada dhaarinta g Xukuumadda Itoobiya oo ku dhawaaqday xaalad degdeg ah
(October 9, 2016)
Xukuumadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo rabshado wata oo xukuumadda looga soo hor jeedo, kuwaasoo ruxay gobolka dalkaa Akhriso Liiska Maamulka Koonfur galbeed uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare
(October 9, 2016)
Baydhabo:-Waxaa Shabakada wararka Halgan.net soo gaaray Liiska Xubnaha Maamulka K/Galbeed kaas oo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay looga dhawaaqay Liiska Musharaxiinta maamulka Koonfur gal Akhriso Liiska Maamulka Jubaland uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare
(October 9, 2016)
Kismaayo :-Waxaa Shabakada wararka Halgan.net soo gaaray Liiska Xubnaha Maamulka Jubaland ee u sharaxan Aqalka sare ee Baarlamaank DFS ,Waxaa si rasmi ah u soo gudbiyey liiska xubnaha aqalka sare ee J Akhriso Liiska Maamulka Galmudug uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare (Dhageyso)
(October 8, 2016)
Cadaado:-Waxaa Caawa lagu dhawaaqay Liiska Xubnaha Maamulka Galmudug ee u sharaxan Aqalka sare ee Baarlamaank DFS waxaana caawa Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Cadaado wasiirka warfaafinta Maamulka
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|