War-murtiyeed: Shirka golaha xukuumadda Puntland oo looga hadlay qodobbo muhiim ah
(October 6, 2016)
[singlepic id=35257 w=900 h=800] M_M_Deeq Halgan.net
Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo la kulmay Madaxweynaha Puntland.[Masawiro]
(October 6, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 October, 2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan S
Madaxweynaha Puntland oo La kulmay Hay’addaha ka howlgala gudaha Puntland.[Cod/Masawiro]
(October 5, 2016)
Garowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 05-October-2016 kulan uu kula qaatay Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe dhammaan Hay’adaha samefalka ee
Waa su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga), Qaybtii 3aad
(October 4, 2016)
Waxaan qaybtii 2aad ee qormadan ku soo sheegnay burburkii ay gashay Jamhuuriyaddii Soomaaliya, in ay dawladnimadii u xuub-siibatay qabyaalad iyo qoysnimo, iyadoo waliba ay adkaatay in la xakameeyo col
Taliyaha Ciidanka guud ee Puntland Gen Siciid Dheere oo ka hadlay howlgalo ka socda magaalooyinka waaweyn.[Dhagayso]
(October 4, 2016)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka guud ee dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu shir jaraa'id uu u qabtay magaalada Garoowe waxaa uu uga warbixiyey howl-galo ay cidanka Dowlada Puntland a
Madaxweyne Xasan oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku tegay Baydhabo
(October 4, 2016)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib socdaal shaqo oo uu ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Do
Guddiga Doorashooyinka dadban ee 2016 oo warsaxaaafdeed soo saaray maanta
(October 3, 2016)
Muqdisho:-Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka dadban ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan goobta ay ka dhaceyso doorashada Xildhibaanada ka imaanaya gobolada Hiiraan iyo Shabee
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo
(October 3, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbe
Madaxweynaha dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaliya.[Cod/Masawiro]
(October 2, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soom
Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay qoondada haweenka
(October 2, 2016)
Muqdisho;.Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay Bayaan ay uga hadleyso xaalada dalka iyo marxalada kala guurka waxaana ay digniin cusub ka soo saartay qoondada haweenka loo qoondeey

« Previous PageNext Page »