Madaxweynaha Puntland oo Xerada Xorgoble Tababar Ugu Soo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland
(June 21, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasi oo ka tirsan c
Galmudug: Daahfurka Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo
(June 21, 2020)
Maamul Goboleedka Galmudug, siyaasiyiin, gacansato iyo waxgarad gobolladaasi ka soo jeeda ayaa bilaabay qorshe iskutashi ah oo ay ku doonayaan in ay dib ugu dhisaan kaabayaasha dhaqaalaha ee Galmudug