Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo beeniyey warar been abuur ah ee laga faafiyey.[Dhagayso]
(June 18, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada
Duqa Degmada Boosaaso Waraysi gaar ah siiyey SomaliCable[Video]
(June 18, 2020)
Boosaaso:Gudoomiyaha Golaha Degaanka Ahna Duqa Degmada Boosaaso Mudane Dr-Abdisalam Bashiir Abdisalam oo waraysi gaar ah siiyey tv-ga Somalicable ayaa waxaa uu ka waramay sababta 4 qaybood looga dh
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo tegay Degmada Raxo
(June 18, 2020)
Raxo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Rako ee Gobalka Karkaar. Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka Wasaa
Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland oo ka dooday Ajandaha Kalfadhiga 46-aad
(June 18, 2020)
Garoowe:-Kalfadhiga 46-aad, Fadhiga 4-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu meel-mariyay Ajandaha Kalfadhiga 46-aad waxaan golaha uu isku raacay oo la meel mariyey qodobada
DFS iyo S/land oo is afgarad gaaray
(June 18, 2020)
Jabuuti:-Shirkii wada-hadalada  Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo S/land oo ka socday dalka jabuuti aya waxaa caawa la shaaciyey in laga gaaray is afgarad hordhac ah oo labada wafdiba a