Madaxweynaha PL oo furay Kal-fadhiga 46-aad ee Golaha Wakiilada Puntland
(June 15, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 46-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Madaxwaynaha dowladda Puntland Sici
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo gaaray Degmada Xaafuun
(June 15, 2020)
Xaafuun:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Xaafuun. Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arrimaha