Jubbaland oo ka hortimid aqoonsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya
(June 14, 2020)
Kismaayo:- Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay soo saartay war msaxaafadeed jawaab celin u ah warqad ay saaka soo saareen Dowladda federaalka Soomaaliya oo ah in Madaxdweynaha Jubbaland ay u aq
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS oo gaaray Jabuuti
(June 14, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha
Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo u Ambabaxay dalka Jabuuti
(June 14, 2020)
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo aqoonsatay Madaxweynaha Jubaland
(June 14, 2020)
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada oo ka duuleysa qaraarkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ay ku ansixiyeen go'aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta kaa
Madaxweynaha DFS oo shir ku casuumay madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir
(June 14, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada