Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwa Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Widh Widh (Masawiro+ Video)
(June 26, 2020)
Waxaa magaalada WidhWidh ee gobalka Sool si habsami leh uga socota nadwa Cilmiyeed qiimo badan kaas oo ay ka soo qeyb galeen culumada Soomaaliyeed . Waxaana nadwada si mug leh u soo camiray shacab
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada PL oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambal yeeyey sanad guuradii 60-aad ee xoriyada
(June 26, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed sanad guuradii 60-aad ee ka soo wareegatay maalintii ugu horrey
Madaxweynaha Puntland iyo Gal-Mudug oo ku kulmay Gaalkacyo.[Masawiro]
(June 26, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa hadda qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Gaalkacyo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qo
Madaxweynaha Gal_Mudug oo caawa soo gaaray Gaalkacyo
(June 26, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye 'Qoorqoor' iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah kusoo gaaray caawa magaaladda Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha Galm