Wajigii 1aad ee Gurmadka Qardho oo soo gabagaboobay
(June 10, 2020)
Qardho:-Gudigga Sare ee Gurmadka magaalada Qardho oo uu Gudoomiye u yahay wasiirka Wasaaradda Arrimaha Faderalka iyo Dimuqraadiyenta Maxamed Dhabancad, ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay so
Madaxweynaha Hirshabeelle oo taageeray go’aanka Aqalka sare ee BFS.
(June 10, 2020)
Jowhar:-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ku taagerayo go’aankii Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo ahaa in shir deg deg ah
Wasiirka maaliyadda PL iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Qardho
(June 10, 2020)
Qardho:-Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Booqashada magaalada Qardho ee Wasiirka Wa
Dufacadii 2aad oo ka tirsan ciidamada difaaca PL oo tabar uga socdo xeradda Xorgoble
(June 10, 2020)
Qardho:-Xeradda Xorgoble ee kutaal magalda Qardho ee xarunra Gobolka Karkaar ayaa waxaa tababar uga socdaan dufacadii labaad oo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland kuwaas oo lagu magac daray Beder H
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo waraysi siiyey Radio Daljir[Dhagayso]
(June 10, 2020)
Gaalkacyo:-Waraysi uu siiyey Radio Daljir Wasiirka Wasaaradda Arrrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntlan Maxamed Dhabancad ayaa ka warbixiyey xaalka xisbiyada Puntland: KAAH ma adeegsata