Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo daahfuray Shirkada Nabadaynta Galbeedka Gobolka Mudug Wajigiisii 2aad.
(June 29, 2020)
Galdogob:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, ayaa Magaalada Galdogob ku daah furay Shirkada Nabadaynta Galbeedka Gobolka Mudug Wajigiisii 2