Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliyaal Ciidan
(June 24, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka
Madaxweynaha JFS oo casumaad u fidiyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada
(June 24, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb gala
Puntland oo taageertay mar kale Go’aanka Aqalka Sare
(June 24, 2020)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay ka digaysaa in shuruucda wadanka lagu saleeyo damac-gaar ah iyo rabitaanka madaxda dalka; iyadoo loo marayo habraacyo aan waafaqsanayn dastuurka ku-meel gaarka ah, lag
Jubbaland oo taageertay mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.
(June 24, 2020)
Kismaayo:-Jubbaland waxay soo saartay warqad qoraal ah oo ay kaga hadlayso arrimo badan oo ku saabsan masiirka iyo doorashada dalka ka dhici doonta 2020/2021. Waxaana dhanka kale lagu taageeray mowqi
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dowlada Federaalka Cabdi Xaashi oo warmurtiyeed soo saaray
(June 24, 2020)
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Golaha Shacabka ee DFS la horgeeyey nuqul aan ahayn midkii loo soo gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee baarlamanka ee la xiriira afartii xe
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeyey geeridii Taliyihii hore ee Ciidanka darawiishta Puntland
(June 24, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladda Puntland-ba ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee T