Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Istaraatiijiyadda La Dagaallanka Musuq maasuqa Ee 2020-2023
(June 4, 2020)
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda la dagaalanka musuqmaasuqa ee 2020-2023 iyo heshii
Xaflada loo qabtay Midowga Saddex urur siyaasadeed
(June 4, 2020)
Garoowe:-Waxaa xalay Garoowe lagu qabtay Munaasabad loogu dhawaaqayo Midowga Saddex urur siyaasadeed oo kala ah Qarandoon, Xaqsoor iyo Daryeel lagu qabtay hotelka Marti-soor Garowe. Ururadan siyaa
Madaxweynaha PL oo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha
(June 4, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Oo u Magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha, agaasimihii Waaxda Dimuqraadiyeynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka