Dagaal beeleed ka dhacay xadka gobolka Hiiraan iyo Itoobiya
(June 17, 2020)
Deegaanka Abaalay ee xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya, ayaa shalay waxa ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimashada in ka badan lix qof inta la og yahay, iyadoo khasaare kalena uu geystay
Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo tegay Deegaanka Qoton ee Degmada Beyla ee Gobolka Karkaar
(June 17, 2020)
Beyla:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo kormeer shaqo ku gaaray Deegaanka Qoton ee Degmada Beyla ee Gobolka Karkaar Wasiir Wasaaradda
Madaxweynaha Puntland Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Nuur Cumar Maxamed
(June 17, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, magaca shacabka iyo kan Dowladda Puntland-ba, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Alle ha u naxariistee Marxu