Baarlamaanka Jubbaland oo yeeshay kalafadhigoodii 2aad

June 30, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa uu kulan Xasaasi ah ka yeeshay arrimo dhowr ah isagoo kulanku uu ahaa kala fadhiga labaad ee gollaha Baarlamaanka Jubbaland.

Baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa hor yaal in ay ka doodaan Ajandayaasha horyaala kala ah:

1-Mudo kordhin soo dhisada xukuumada dowlad goboleedka Jubbaland.

2- Ilaalinta dastuurka dowlada federaalka soomaaliya.

3- Kuraasta degaan doorashadooda la badalay oo ay gollaha ka horyimaadeen.

4- Shirka amniga qaranka ee uu ku baaqay madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo bisha soo socto 5 ilaa 7 ka dhici doono Muqdisho.

Hoos ka Daawo Baarlamaanka Jubbaland oo yeeshay kalafadhigoodii 2aad

Leave a comment

*

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online