Fiqi oo ka hadlay isbedello amni oo ka socda Galmudug. [Dhagayso]

June 3, 2020 - Written by Editor

DHUUSOMAREEB:-Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi, oo wareysi siiyey VOA ayaa ka warbixiyey isbedello dhanka amniga ah oo ka socda deegaanada Galmuudg.

Fiqi aya sheegay in dhamaan isbaarooyinkii yaallay deegaannada Galmudug ay qaadeen, isagoo intaas ku daray in ganacsatada Galmudg ee Al-Shabaab lacagaha siiya ay u aqoonsan doonaan inay argagixo yihiin.

Galmudug ayaa sidoo kale dhowaan mamnuucday in cid aan ciidanka maamulka ahayn ay hub ku dhex qaadato deegaanada maamulkaas.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab oo is khadka teleefonka kula xiriiray ayuu marka hore uga warramay isbaarooyinka la qaaday.

voa

Leave a comment

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online