Jubbaland oo taageertay mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.
June 24, 2020 - Written by EditorKismaayo:-Jubbaland waxay soo saartay warqad qoraal ah oo ay kaga hadlayso arrimo badan oo ku saabsan masiirka iyo doorashada dalka ka dhici doonta 2020/2021. Waxaana dhanka kale lagu taageeray mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Jubbaland ay ku taageertay mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net