Is afgarad laga gaaray Khilaafkii Madaxada Puntland
June 2, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka baarlamaanka iyo hoggaanka dhaqanka Puntland. Kulanka waxaa looga hadlay midnimada iyo wadajirka Puntland, waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaanta maamul iyo shaqo ee u dhexeysay madaxda sare ee Puntland.
Afhayeenka Madaxtooyada ahna agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada Jama Deperani ayaa ka warbixiyey kulanka.
M_M_Deeq
Halgan.net