Mareykanka oo Amar duldhigay Madaxda DFS iyo Maamulgobaleedyada
June 9, 2020 - Written by EditorSafaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu amar dhuldhigtay madaxada DFS iyo madaxada Maamulgobaleedyada inay si degdeg ah u qaban-qabaiso shir dhex mara madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dowladda goboleedyada.
Qoraal kooban oo safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ay soo dhigtay barteeda twitterka ayaa lagu sheegay in deg deg looga baahan yahay wada-shaqeynta dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada la isla meeldhigana qaabka doorashada 2021.
Hoos ka eeg Qoraalka Safaarada Mareykanka ay uga hadashay doorshada 2021 Soomaaliya iyo baaqa ay u dirtay Madaxada DFS iyo madaxada maamulgobaleedyada.
si loo xaliyo khilaafyada jira.
@US2SOMALIA calls on the @TheVillaSomalia to convene a meeting w/ all FMS leaders, as required by the Somali Constitution. FGS–FMS engagement and cooperation is urgently needed to resolve political divisions, implementation of debt relief, & COVID response
— U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) June 9, 2020