Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwa Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Widh Widh (Masawiro+ Video)
June 26, 2020 - Written by EditorWaxaa magaalada WidhWidh ee gobalka Sool si habsami leh uga socota nadwa Cilmiyeed qiimo badan kaas oo ay ka soo qeyb galeen culumada Soomaaliyeed .
Waxaana nadwada si mug leh u soo camiray shacabka ku dhaqan magaalada WidhWidh iyo deegaanada u dhow oo mar walba kaalinta koowaad kaga jira soo dhaweynta culumada iyo dhageysi Kheyrka.
Culumada ka soo qeyb galay ayaa waxaa ka mid
1- Sheekh Cnaasir Xaji Axmed
2-Sheekh Maxamuud Xaliike
3-Sheekh Dr Ahmed Jaamac
4- Sheekh Maxamed Macalin
5-Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali .
6-Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan
7-Sheekh Axmed Sheekh Cumar
8-Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi
no images were found
Furitaanka Nadwo Cilmiyeedkii 1aad ee Degmada Widhwidh.
Dhibaatooyinka Macaasida iyo sida umada u Halaagto Sh Maxamuud Xaliike
خالص الجمان في عظمة القرآن|| 1 ||د.أحمد جامع
المنظومة الرائية للزنجاني||1||شيخ د.فيصل محمد علي
المنظومة الرائية للزنجاني||2||د.فيصل محمد علي
المنظومة الرائية للزنجاني||3||د.فيصل محمد علي
المنظومة الرائية للزنجاني||4||د.فيصل محمد علي
Hoos ka Daawo الجنايات والقصاص والديات|| 2 ||الشيخ عبد الناصر فرائض
Hoos ka Daawo خالص الجمان في عظمة القرآن|| 2 ||د.أحمد جامع
Hoos ka Daawo Axkaamta dilka iyo diyada Sheekh CabdinaasirXaji Axmed
Hoos ka Daawo Mukhaadaraadka Iyo Raadkiisa xun Sh Axmed M Suleiman
الجنايات والقصاص والديات||3||الشيخ عبد الناصر فرائض
الجنايات والقصاص والديات||4||الشيخ عبد الناصر فرائض
الجنايات والقصاص والديات||5||الشيخ عبد الناصر فرائض
الجنايات والقصاص والديات||6||الشيخ عبد الناصر فرائض
الجنايات والقصاص والديات||7||الشيخ عبد الناصر فرائض
Ahmiyada Cilmiga iyo sida uu umada u hagaajiyo Sh Dr Feysal Maxamed Cali.
WidhWidh
Halgan.net