Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas oo ka hadlay Natiijadii Shirkii Dhuusamareeb.[Dhagayso]
(July 23, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ku sharraxay shirkii madaxda siyaasadda ee xalay ku soo gabagaboobay
War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ee ka socday magaalada Dhuusamareeb.[Masawiro]
(July 22, 2020)
War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirka wadatshifga madaxda DFS iyo madaxada dowlad goboleedyada kaas oo ka socday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka ayaa waxaa shir
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada PL oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 46-aad ee Golaha Wakiillada Puntland
(July 22, 2020)
Garoowe:- Fadhiga 23-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiy
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaanada 2 Aqal ee Baarlaanka Federaalka Soomaaliya
(July 21, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanad labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ku m
Maxaa kasoo baxay kulamadii ka dhacay Dhuusamareeb?
(July 20, 2020)
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka dhacayo kulamo gooni gooni oo shaley oo dhan u socdey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dowlada dhexe ee federaalka. Kulamadan ayaa la doonayey in kahor in
Madaxweynaha PL oo ka qayb galay shirka wada tashiga Dhuusamareeb
(July 20, 2020)
Dhuusomareeb: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay kulankii kowaad ee rasmi ah ee Shirka wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha
Golaha Wakiillada PL ayaa oo doortay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dawladda Puntland
(July 20, 2020)
Garoowe:-Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye
Madaxweynaha DFS Maxamed Claahi oo kulan hordhac la qaatay Madaxada Maamulgobaleedyada
(July 20, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.
Madaxweynaha PL ayaa caawa qaabilay Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Soomaaliyeed.
(July 19, 2020)
Dhuusamareed:-Ururada Bulshadda Rayidka ah ayaa la wadaagay Madaxweynaha in ay soo dhoweeyeen Shirkii Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, sidoo kalena hadana ay rajo wanaag
Madaxweyne Farmajo oo la kulmay ururada Bulshada Rayidka
(July 19, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siya

« Previous PageNext Page »