Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihi hore ee Puntland
(July 12, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooda
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Xassan Abshir
(July 12, 2020)
Muqdisho, Luuliyo 12, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax
(July 12, 2020)
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyee
Madaxweynaha Dowladda PL oo ka tacsiyeey geeridii Madaxweynihi hore ee Puntland
(July 12, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariis
Shirka Wadatashiga Dowlad-goboleedyada oo ka Furmay Dhuusamareeb
(July 11, 2020)
Waxaa goordhoweyd ka furmay magaalada Dhuusamareeb shir ay lee yihiin madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada dalka. Madasha shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, H
Taliska Ciidanka Gobolka Mudug oo faah faahin ka bixiyey is rasaasayn ka dhacday caawa Gaalkacyo
(July 10, 2020)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaray caawa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in magaalada Gaalakacyo ay ciidanka amnigu ka bilaabeen howlgal lagu sugayo amaanka bals
Fiqi oo faah-faahiyey sida uu ku yimid shirka Dhuusamareeb
(July 10, 2020)
Dhuusamareeb:-Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug waxaa ku sugan madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya, halkaasi oo ay ku yeelanayaan shirka ku saabsan xaaladaa siyaasadeed ee dalka.Waxaa mag
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay Baaqa Golaha Wasiirada ee Doorashooyinka
(July 9, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada so
Ra’iisul Wasaare Khayre Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuur
(July 9, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dh
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa goordhow gaaray Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Boqolaal dadwayne ah .

« Previous PageNext Page »