Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya.
(December 2, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan Muqdishu u joogay arrimo shaqo ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Ben Fender.
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada PL oo laga waraystay diyaarad shil ku gashay Garoonka Garoowe.
(December 2, 2020)
Garoowe:- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Hon Ilyas Osman Lugatoor ayaa Barnaamijka Tabiyaha Puntland State TV uga warbixiyay waxa sababay shilka diyaaradda Air Jabuuti ay ku gashay G
Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed
(December 2, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika,