Wasiirka amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay Banaanbax ka dhacay Muqdisho.[Video]
(December 15, 2020)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubeey Jimcaale "Wixii maanta dhacay ma aheyn Mudaaharaad Nabadeed, wixii ka dhashayna waxaa masuuliyadeeda qaadanaya dadkii soo abaabulay " Halgan.net
Madaxweynaha Gal-Mudug iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir-guddoomiyey kulanka Goleyaasha wasiirada DFS iyo Gal-Mudug.[Masawiro/Video]
(December 15, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo Ra'iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si wadajir ah u shir-guddoomiyey kulanka Goleyaasha wasiirada DFS
Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga JFS dowladda Kenya waxay ka soo horjeeddaa midnimada Soomaaliya.[Dhagayso]
(December 15, 2020)
Muqdisho:-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xaley ku dhawaaqdey in ay xiriirkii diplomaasiyadeed u jartey Kenya. Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe oo wareysi siiyey laanta Af-Soomaaliga ee
Guddiga dib u habaynta Ciidamada Puntland oo kormeer ku tegay xerada Tababarka ee Abqaale.[Video/Masawiro]
(December 15, 2020)
Garoowe:-Guddiga dib u habaynta Ciidamada oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta, ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeer shaqo ku t
Warmurtiyeed ay si wada jir ah u soo wada saareen Madaxweynaha Kenya iyo S/land.
(December 15, 2020)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si wada jir ah u soo saaray Maanta War murtiyeed ka dhashay wada hadaladii ku dhexmarayey d
Khudbad Garnaqsi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka jeediyey dalka Kenya.[Video]
(December 15, 2020)
Nairobi-15-12-2020-()-Ugu horayn waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya His Excellency Uhuru Kenyatta, marti-qaadkii uu u fidiyey anniga iyo waftiga ila socda, oo ka tu
Madaxweynaha Puntland oo warbixin ka dhegaystey guddiga Duufaanta Gati.[Masawiro]
(December 15, 2020)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa warbixin ka dhegaystay Guddiga
Beesha Caalmaka ee Taageerta Soomaaliya oo war ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka 2021
(December 15, 2020)
Muqdisho – Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee dhowaa la qabtay ayaa u suurtagelisay dhammaan dhinacyada ku lugta lahayd inay si furan isu weydaarsadaan fikradaha ku saabsan arrimaha hadda ka socda dal
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay dowladda Kenya.[Video]
(December 15, 2020)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay si rasmi ah u sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Kenya waxaan uu ugu baaqay