Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Gen Maxamed Nuur Galaal
(January 31, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisan
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey geerida Gen.Galaal
(January 31, 2021)
Muqdisho:-Ra;iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa waxaa uu eheladoodii iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyood
Madaxweynaha Jubaland iyo James Swan oo kulan ku yeeshay Kismaayo[Masawiro+Video]
(January 31, 2021)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaram
Madaxweynaha DFS oo markuu la kulmay beesha caalamka Shir ugu yeeray Maamul gobaleedyada
(January 30, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabliya Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.[Masawiro]
(January 30, 2021)
Muqdusho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqd
Culimo kale duwan oo la dardaarmay Ardayda wax ka barata Markiska Sh C/qaadir Nuur Faarax
(January 29, 2021)
Garoowe:-Culimo ay ka mid yihin Sh Dahir Aw Cabdi , Sh Mustafe Xaji Ismaaciil Iyo Sh Axmed Daahir Xasan ayaa waxaa ay la dardaarmay Ardayda wax kabarata Markiska Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax ee Magalad
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay magacaabista guddiyada doorasho ee Puntland iyo Jubbaland
(January 29, 2021)
Muqdisho :- Saaxiibada beesha caalamku waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo. Inkast
Nadwa Cilmiyeedkii 12aad Habeenkii 2aad ka socota Garoowe.[Dhamaad].
(January 28, 2021)
Garoowe:-Habeenkii 2aad waxaa si toos ah uga socda Masjid Al hudaa ee magaalada Garoowe Nadwo cilmiyeedkii 12aad waxaa ka qeyb galaya culumada kala ah . Sh Daahir Aw Cabdi  Sh C/Nasir Xaj&
Madaxweynaha JFS oo saxiixay 13-ka kursi ee gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare
(January 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir k
Shirka Golaha Wasiirada Jubaland oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dagaalkii ka dhacay Beled-Xaawo
(January 28, 2021)
Kismaayo:-Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn ka dib waxa

Next Page »