Al-shabaab oo shacab ka afduubtay gobolka Sanaag [Dhagayso]

December 10, 2020 - Written by Editor

Milxo:-Maleeshiyo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saddex qof oo shacab ah oo ka ganacsada dahabka buuraha laga soo qodo waxay ka afduubteen deegaanka Milxo oo ka tirsan gobolka Sanaag, halkaasi oo ay saqdii dhexe ee habeenimadii xalay ay mudo saacado ah gacanta ku hayeen.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa Taliyaha Qaybta Booliska ee Puntland G/dhexe Bashiir Cali Maxamed ka waraysatay arrintaas waxayna ugu horeyn weydiisay tirada dadka ay Shabaabka ka xeysteen.


VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online