Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay dowladda Kenya.[Video]

December 15, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay si rasmi ah u sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Kenya waxaan uu ugu baaqay in siyaasiyiinta ka soo jeeda dalka Kenya ay uga baxaan Soomaliya mudo 7 cisho ah.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedaysa dowladd Kenya in ay xadgudub ku sameeyeen qaranimada dalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online