Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyn u soo jeediyey Madaxweyne Farmaajo.[Video]
December 24, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullahi oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga iyo midka Xeer-hoosaadka Aqalka, ayaa sheegay in Xeerka madaxweynuhu baal-marsanyahay Dastuurka Qaranka, arrimaha wax-ka-baddelka iyo Dib-u-eegista Dastuurkuna yahay arrin u yaala Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net