Jubbaland oo Eedayn u jeedisay Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]
December 19, 2020 - Written by EditorKismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland, ayaa sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata ay mas’uuliyadeeda qaadan doonto Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya.
no images were found
Wasiirka warfaafinta Jubbaland ayaa caawa ku qabtay shir jaraa’id magaalada Kismaayo waxaan uu ka hadlay khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland
A/cawaale
Halgan.net