Madaxweynaha Gal-Mudug iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir-guddoomiyey kulanka Goleyaasha wasiirada DFS iyo Gal-Mudug.[Masawiro/Video]
December 15, 2020 - Written by EditorDhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si wadajir ah u shir-guddoomiyey kulanka Goleyaasha wasiirada DFS iyo DGM.
Kulankan oo ay soo xaadireen wasiirada labada Heer ayaa diiradda lagu saaray Iskaashiga xaga: Amniga, Dhaqaalaha, maamul daadejinta, dardargelinta adeegyada bulshada, mashaariicda Horumarineed & la dagaalanka Ayaxa.
no images were found
kulankan oo uu madaxweynaha ku wehlinayey Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa kusoo idlaaday Guul iyo Is-afgarad.
-Dhamaad-