Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.[Video]
December 18, 2020 - Written by EditorGaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariyey ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan Ciidamada Qalabka sida gaar ahaan Eheladii iyoqaraabadii ay ka baxeeb Taliyayaashii , Saraakiishii iyo Ciidamadii ku geeriyooday weerarkii waxushnimada ahaa ee galabta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
M_M_Deeq
Halgan.net