Madaxweynaha Puntland oo kormeray Telefishinka iyo Idaacada Dowladda Puntland.

December 16, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Telefishinka iyo Idaacada Dowladda Puntland, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Ku-simaha Agaasimaha Guud, Ahna Agaasime Kuxigeenka Telefishinka iyo Idaaca,dda Dowladda Mudane Daahir Cabdulqaadir Axmed (Daahir Aflow).

Kormeerka Madaxweynaha waxaa ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacade, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Ciise Cismaan, La Taliyaha Madaxweynaha Nuuradiin Aaden Diiriye, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdiweli Timacade iyo Af-hayeenka, Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani.

——-Dhamaad——

Comments are closed.

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online