Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Ganacsatada Boosaaso (Masawiro)

December 20, 2020 - Written by Editor

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo ku jooga Boosaaso ayaa kulan la qaatay Ganacsatada Gobolka Bari.

Kulanka oo ay Madaxweyne Ku-xigeenka ku weheliyeen Guddiga ka talabixinta sarifka lacagaha, Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo Rugta Ganacsiga Puntland, waxaa looga hadlay dardargelinta go’aamadii dowladdu ku xalisay cabashooyinkii sicirka sarifka.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa warbixin ka dhegaystay guddiga arrimahan ka shaqeynayay iyo ganacsatada, wuxuuna faray dhammaan ganacsatada Puntland in ay isticmaalaan Shillin Soomaaliga, Iyadoo dowladduna ay hore u hirgelisay tallaabooyin lagu horumarinayo isticmaalka Shillin Soomaaliga.

=DHAMMAAD=XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND=

[ngg src=”galleries” ids=”3478” display=”basic_thumbnail”]

Halgan.net
Garoowe

Comments are closed.

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online