Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo soo gaaray Garoowe.[Video]

December 10, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Arrimaha dibada dawladda Federalka ee Soomaaliya Dr Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee caasimada Puntland , wafdiga wasiirka Arrimaha dibada dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa uu hordhac u yahay socdaal uu Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku imaan doono magaalada Garoowe maalinta beri ah.

Wafdiga ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ee soo gaaray Garoowe ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha dibada , wasiirka shaqada iyo shaqaalaha, wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, la taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweyne Farmaajo Abdi saciid iyo 2 xubnood oo Ra’iisul Wasaare Rooble u ah la taliyaal iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online