Wasiirka Warfaafinta Puntland oo shir jaraa’id uga hadlay Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.[Video]

December 18, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka warfaafinta dawladda Puntland mudane Cabdullahi Cali Xirsi Timacadde oo shir Jaraa,id goordhow ku qabtay Garoowe ayaa ka tacsiyeeyey shacabkii Saraakiishii iyo Madaxdii ku geeriyootay Qarax ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, waxa uuna sheegay in meel looga soo wada jeesto Al- shabaab oo caadaystay in ay laayaan hal-doorka Soomaaliyeed wasiirka ayaa alle uga baryey in uu Caafimaadiyo dadkii qaraxa ku dhaawacmay,


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online