Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha PL oo la kulmay Guddiga Ganacsatada Gobalka Bari.[Video]

December 9, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo ay Wehliyaan Wasiiro ka tirsan Puntland, Maamulka Gobalka Bari, Degmada, iyo Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa shir la qaatay Guddiga Ganacsatada Gobalka Bari waxaana la isla gartay in dib loo furo xarumaha Ganacsiga Magaalada Bosaaso oo maalmahan xirnaa.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online