Ciidanka amniga Gaalkacyo oo qabtay Dhagarqabayaashii dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan

March 6, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abduladif Muuse Nuur oo ka waramay Howlgalo iyo baaritaano ay sameeyeen maalmihii u danbeeyey Laamaha Amniga Gobolka Mudug waxay ku guulaysteen oo ilaahay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigneen dambiila yaashii gaystay Falkii waxuushnimo ee gaadmada ahaa oo ay kooxaha naflacaarigaa ee Al-Shabaab ku dileen Allaha unaxariistee Wariye Jamaal Faarax Aadan.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abduladif Muuse Nuur ayaa waxaaa uu ugu hambalyeeyey Laamaha amniga ee Gobolka Mudug in ay gacanta ugu soodhignay Shabakadii Argagixiso ee dhowr iyo tobanka sano daadinayey dhiiga haldoorka Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abduladif Muuse Nuur ayaa xusay in sharwadayaasha dilay Jamaal Faarax Aadan ay ku biiri doonaa, waxayna wajahayaan sharciga ciqaabta ay leeyihiin bayna marayaan, wayna soo dhamaatay wakhtigii inta dil ay gaystaan Argagixisadu laga hari jiray, inta ka hadhay ee naflacaarigaana guri iyo goob kasta oo ay kaga jiraan Gobolka Mudug ayey Ciidamadu ugu gali doonan insha allaah, waana uga mahad celinayaa sidda hufnaanta leh ee ay shacabku ula shaqaynayaan Laamaha Amniga Gobolka Mudug.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online