Guddiga Farsamada doorashooyinka ee Baydhabo ku shiray oo soo saaray warmurtiyeed
March 23, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Guddiga Farsamada ee doorashooyinka ee Baydhabo ku shiray 15-16 Febraayo ayaa waxaa ay soo bandhigeen War murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda dowladda Gobolleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir. [ngg src=”galleries” ids=”3659″ display=”basic_thumbnail”]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

