Gudoomiyaha gudiga Dib u habaynta Ciidamada Puntland iyo wasiirka amniga Cabdisamad Galan oo gaaray Badhan.[Masawiro]

March 17, 2021 - Written by Editor

Badhan:-Gudoomiyaha gudiga Dib u habaynta Ciidamada ahna Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi oo uu waheliyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa maanta gaaray Magalada Badhan.

Masuuliyiintan markii ay gareen Magaalada Badhan waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay maamulka Gobolka kan Degmada iyo sarakiisha ciidamada dawladda Puntland.

Ujeedka socdaalka weftiga ayaa waxa uu salka ku hayaa wax ka ogaanshaha Ciidamada daraawiishta ee tababarku oga socdo Dugsiga Tababarka Ciidamada degmada Badhan.

Degmada Badhan waxaa horay ugu sugnaa Taliyaha Ciidamadda Daraawiishta dawladda Puntland Gen Yaasiin Cumar dheere iyo Masuuliyiin kale si dhowna ula socday xaalada ciidamada daraawiishta.

Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online