Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Universal.[Video]

March 1, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv-ga Universal ayaa waxaa uu uga waramay arrimaha dimuquraadiyada iyo xoriyada saxaafada, Dhaqaalaha iyo amaanka Puntland. Waxaa kale oo uu waraysiga kaga jawaabi doonaa xidhiidhka aan wanaagsanayn ee ay la leeyahiin Dawlada federaalka ah ee Somalia iyo waxyaabaha ay isku hayaan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,103 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>