Shir u dhexeeya Dowladaha xubnaha ka ah Dowlad Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.[Masawiro]

March 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa goor dhow ka furmay Hotel ku yaal Garoonka Aadan Cadde ee Xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho kulan u dhexeeya Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlad Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa in uu qabsooma waxaa ka shaqeeyey beesha caalamka oo ah kuwa taagerada siiya dowladda Soomaaliya ee Federaalka iyo kuwa maamul gobolleedyada waxaan looga hadlayaa khilaafka hareeyey doorashooyinka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ka qeybgalaya Shirka Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS oo si rasmi ah maanta ugu qabsoomay Muqdisho.

Shirkan ayaa looga hadlaya xaaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee doorashada.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online