Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug oo laga waraystay qarax ka dhacay Gaalkacyo.[Dhagayso]

March 16, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa faah-faahiyey qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, qaraxaas oo lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidanka Sirdoonka Dowladda Puntland oo lagu magacaabo Warsame Yuusuf Axmed.

Taliyaha ka tirsan Sirdoonaka Dowladda Puntland ee Gobolka Mudug Warsame Yuusuf Axmed ayaa ka badbaaday qarax , mana ah markii ugu horaysay ilaa 5 jeer oo hore ayuu ka bad baaday isku day dil loo adeegsaday qarax lala eegtay.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online