Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
(June 15, 2021)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro ah oo dooneysay inay ku biiraan ciidanka milatariga Soomaaliya.
Barnaamijka qaybtii 5aad ee Afmeer iyo kooxdii dilalka Kawaanle Maxamed Cali Kalaay ee Gaalkacyo.[Video]
(June 14, 2021)
Gaalkacyo:-Qeybtii 5aad ee Taxanaha Barnaamijkii Afmeer waxaan caawa lagu waraystay Dilaagii kooxda Kawaanle Maxamed Cali Kalaay ee laayey haldoorkii magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Max
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo soo dhaweeyey xukunka Maxkamada Ciidamu ku riday 17 ka mid ah Amniyaadka Al-shabaab
(June 14, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa soo dhaweeyey Xukunka Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ay ku riday maanta 17 ka mida in ka badan 70-meeyo qofoo
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo la kulmay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho
(June 14, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo Bin
Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntey 17 ka mid ah amniyaadka al-shabaab
(June 14, 2021)
Gaalkacyo:-Maxkamadda sare ee Ciidamada Dowladda Puntland waxa ay maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysaa xukunka ugu danbeeyey ee 18 ka mid ah Ururka Argagixisada ah ee Al-shabaab kuwaas oo horey
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatayGuddiga dib u habeynta nidaamka Warbaahinta
(June 14, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Guddiga dib u habeynta nidaamka Warbaahinta Dowladda Puntland oo ka kooban khuburo Warbaahineed. Madaxw
Raisulwasaare Rooble oo guddi u magacaabay Askartii loo qaaday Eritrea..
(June 12, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi soo bar ciidamo DFS la sheegay in ay u qaaday dalka Eritrea ka dib cabashooyin ka yimid&nbs
Puntland in dib loo furtay adeegga lacagta electronic money ee Dawladdu horay u xirtay wixii ka yar $1 doolar.
(June 12, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa saaka shaacisay in dib loo furay adeegga lacagta electronic money ee Dawladdu horay u xirtay wixii ka yar $1 doolar. Shir Jaraa'id oo ay si wada jir ah u qabteen Wasiir
Madaxweynaha dowladda Puntland oo shir Gudoomiyey Shirka golaha Wasiirada Puntland.[Masawiro]
(June 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Ansixinta Xeerka Daroogada
Ra’iisul wasaare Rooble oo Shir Gudoomiyey shirka golaha Wasiiradaha DFS
(June 10, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka iyadoo lagu dhageystay warbixinno k

« Previous PageNext Page »