Ciidanka Booliska Boosaaso oo howl gal ka sameeyey Xaafadaha magaalada Bosaaso [Masawiro/Video]
(August 15, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa waxaa ay howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Bosaaso ee caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari. Howlgalkan ayaa ujeedkiisu ahaa adkeynt
Ra’iisul wasaare Rooble oo dib ugu laabtay Muqdisho
(August 15, 2021)
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya, halkaas oo uu kula kulmay madaxweynah
Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii uu Golaha Ammaanka ka siiyey Soomaaliya?
(August 12, 2021)
Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo maanta warbixin kooban siinayay Golaha Ammaanka ayaa sheegay in horumar laga sameeyey siyaasadda Soomaaliya, tan iyo markii ugu dambey
Senatarada Aqalka Sare Ee Galmudug oo Dhuusomareeb lagu doortay
(August 12, 2021)
Dhuusomareeb:-Barlamaanka Galmudug ayaa maanta soo gabagabeeyay qeybtii koowaad ee doorashada Senotarada Maamulka Galmudug u matalaya barlamaanka aqalka sare, waxaana la doortay illaa 6  Senotar
Xubnaha Puntland ku matalaya Aqalka Sare oo la doortay maanta
(August 11, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane, Avv: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare
(August 10, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee Puntland. [ngg src="ga
Ra’iisulwasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta
(August 10, 2021)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta oo talaado ah waxaa isaga iyo wafdigiisu ay Aqalka Madaxtooyad
Madaxweynaha dowladda Puntland oo soo saaray Liiska Musharixiinta 11 kursi ee Aqalka sare ee Puntland
(August 10, 2021)
[ngg src="galleries" ids="3783" display="basic_thumbnail"] M_M_Deeq Halgan.net
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee dalka
(August 9, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxwey
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsi yeeyey geerida AUN Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiidka
(August 9, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Mudane Siciid Cabdulahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u

« Previous PageNext Page »